Madaxweynaha DFS oo ka qeyb galay Meertada 46-aad ee Golaha Sanduuqa Qaramada Midoobey
(February 14, 2023)
Roma:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Meertada 46-aad ee Golaha Sanduuqa Qaramada Midoobey u qaabilsan horumarinta Beeraha IFAD ayaa uga
Beesha Caalamka oo baaq ka soo saartay dagaalaada ka socda Laascaanood.
(February 14, 2023)
Muqdisho:-Saaxiibada beesha caalamka* ayaa si adag u cambaareeyeen rabshadaha sii socda ee magaalada Laascaanood waxayna walaac xooggan ka muujiyeen wararka la xiriira abaabulka kooxaha hubaysan.&nbs
Madaxweynaha Galmudug oo xariga ka jaray Garoonka diyaaradaha ee Degmada Balanbal.
(February 14, 2023)
Madaxweynaha Dowlada Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye ayaa xariga ka jaray Garoonka diyaaradaha Degmada Balanbal ee Gobalka Galgaduud. Madaxweynaha oo ay wehliyaan Xubno ka mid ah Golayaasha Do
Madaxweynaha Galmudug oo xariga ka jaray xarunta Agoonta Degmada Balanbal
(February 14, 2023)
Madaxweynaha Dowlada Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye ayaa xariga ka jaray xarunta Agoonta Degmada Balanbal ee Gobalka Galgaduud. Xaruntaan oo lagu dhisay isku tashi bulsho ayaa loogu tala gala