Madaxweynaha Puntland oo booqasho ku tagay deegaanka Garduush.
(February 18, 2023)
Xaafuun:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa booqasho ku tegay deegaanka Garduush oo ka tirsan Degmada Xaafuun ee Gobolka Bari. Madaxweyna
Madaxweynaha JFS oo khudbad ka jeediyey Shirka Madaxda Afrika
(February 18, 2023)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyey Meertada 36-aad ee Shirka Madaxda Afrika. Addis Ababa, Itoobiya 18 Febraayo, 2023 Madax
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo booqday dadkii ku soo dhaawacmay magaalada Laascaanood.
(February 18, 2023)
Garoowe: 18 February 2023: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Isbitaalka guud ee Garoowe ku booqday dadkii kusoo dhaawacmay xasuuqa Somaliland ku