Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuudoo gaaray magaalada Addis Ababa
(February 17, 2023)
Addis Ababa:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa, halkaas oo uu kaga qayb galayo meertada 36-aad