Magaalada Xingalool ee gobolka Sanaag oo lagu soo dhaweeyey Macallin Mursal Siciid Cali.
(February 23, 2023)
Xingalool:-Magaalada Xingalool ee gobolka Sanaag, waxa maanta munaasibad si heer-sare ah loo soo agaasimey maamuus iyo mahadcelin loogu sameeyey; Macallin Mursal Siciid Cali-Waraabe oo in ka badan 30
Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabiley Safiir Ku Xigeenka Dawladda Maraykanka
(February 23, 2023)
Hargeysa:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabiley safiir ku xigeenka Maraykanka Amb. Tim Trenkle oo safar shaqo ku yimi Jamhuu
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa UNOCHA
(February 23, 2023)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Iskudubaridka Arrimaha Bini’aadanimada UNOCHA ee Soomaaliya Mr Alexis Kaman