Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Guddiga Dhismaha ee Wadada Ceeldaahir-Ceergaabo
(February 4, 2023)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay Guddiga Dhismaha ee Wadada Ceeldaahir-Ceergaabo, oo Madaxweynuhu dhowaan ku dhawaaqay in sanadka inta ka
Gudoomiyaha Golaha Shacabka JFS oo kulan la qaatay Fexton Matupa
(February 4, 2023)
Muqdisho:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay madaxa Xafiiska Siyaasadda (UNSOM) Mudane Fexto
Guddoomiye Ku-Xigeenka 2aad Ee Golaha Shacabka BJFS oo shir gudoomiyey Kalfadhiga 2-aad
(February 4, 2023)
Muqdisho:-Guddoomiye Ku-Xigeenka Labaad Ee Golaha Shacabka BJFS Mudane.Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa Shir Guddoomiyay Kalfadhiga 2-aad Kulankiisa 15-aad ee Golaha Shacabka BJFS Oo Ajandihiisu ahaa;
Madaxweynaha Jubaland oo tababar u soo xiray dufcada 6aad ee Ciidamada Booliska Jubaland
(February 4, 2023)
Kismaayo:-Dufcadan oo ka kooban qeybaha kala duwan ee Ciidanka Booliska gaar ahaan qeybta ka hortaga danbiyada, danbi baarista, ka hortaga rabshadaha iyo Booliska Sida gaarka ah u tababar ayaa gaaray