Madaxweynaha Puntland oo goobjoog ka ahaa dhaarinta xeer Ilaaliyaha guud ee Puntland
(February 12, 2023)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa goobjoog ka noqday munaasabadda dhaarinta xeer Ilaaliyaha guud ee Dowladda Puntland Axmed Maxamed Yuusuf (Taaraan) iyo Gu
Culumada Soomaaliyeed meel walba joogaan oo ku baaqay in dagaalka laascaanood la joojiyo
(February 12, 2023)
Laascaanood:-Culumada Soomaaliyeed oo meel walba jooga ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaalada ka socda magaalada Laascaanood kaas oo galay maalintii 7aadHoos ka Daawo Baaqayada culumada Soomaaliyeed