Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto.
(February 19, 2023)
Addis-ababa:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay magaalada Addis-ababa, Madaxweynaha dalka Kenya mudane William Ruto. Madax