Afhayeenka guddiga Aaya’katashiga SSC Jiif Caaqil Falaalug oo waraysi siiyey Idaacadda BBC-da[Dhagayso]1
February 2, 2023 - Written by EditorLaascaanood:-Afhayeenka guddiga aaya’katashiga SSC33 Jiif Caaqil Abdirisaaq Hassan Falaalug oo waraysi gaar ah siiyey idaacadda BBC-da ayaa sheegay in aysan wax wada hadal ah la geli doonin Maamulka S/land ilaa inta ay Ciidamada Somaliland ay kala baxayaan Gobolka Sool,
Afhayeenka guddiga aaya’katashiga SSC33 Jiif Caaqil Abdirisaaq Hassan Falaalug yaa sidoo kale sheegay inaysan jiri cid kale oo ay ka aqbalayaan wada hadal ay la furaan maamulka Soomaaliland isagoo arrinkaas ula jeeday warar hoose oo soo baxayey baryahaan oo sheegay in Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismail Omar Gelle oo wado qorshe lagu wada hadal siinay Madaxda S/land iyo Issimada dhaqanka ee Gobolka Sool iyo Sanaag
Hoos ka Dhagayso waraysiga uu Afhayeenka guddiga aaya’katashiga SSC33 Jiif Caaqil Abdirisaaq Hassan Falaalug siiyey Idaacadda BBC-da
A/cawaale
Halgan.net