DFS oo Warmurtiyeed ku cadeysay mowqifka dagaalka ka socda Laascaanood
February 7, 2023 - Written by EditorMuqdisho:-Shir Jaraa’id mowqifka xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan xaaladda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool oo uu jeedinayo wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib U Heshiisiinta.
“Dawladda Soomaaliya waxaa xil ka saaraan yahay ilaalinta mabaadi’da dastuuriga ah ee dhowrista midimada dhuleed iyo tan dadeed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxayna dawladdu ayadoo ka duulayso mabda’aas soo dhowaynaysaa rabitaanka iyo go’aanada dadka reer Laascaanod”.
——-DHAMMAAD—-
Xafiiska Xiriirka iyo Warbaahinta