Madaxweynaha Puntland oo goobjoog ka ahaa dhaarinta xeer Ilaaliyaha guud ee Puntland

February 12, 2023 - Written by Editor

Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa goobjoog ka noqday munaasabadda dhaarinta xeer Ilaaliyaha guud ee Dowladda Puntland Axmed Maxamed Yuusuf (Taaraan) iyo Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada qalabka sida iyo Denbiyada Culus ee Dowladda Puntland Gaashaale Sare Cabdifataax Xaaji Aadan, waxaa dhaariyey Garsoore ka tirsan Maxkamada Sare Siciid Axmed Faarax.

Madaxweynaha ayaa Alle uga baryay Masuuliyiinta cusub in uu u fududeeyo masuuliyadda, wuxuuna kula dardaarmay in ay sida ugu wanaagsan u gutaan waajibaadka loo igmaday.

—-DHAMMAAD—

XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

Comments are closed.

Archives
February 2023
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online