Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa UNOCHA

February 23, 2023 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Iskudubaridka Arrimaha Bini’aadanimada UNOCHA ee Soomaaliya Mr Alexis Kamanzi, Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta gurmadka Shacabka Maamulka Somaliland ku xasuuqayo Gobolka Sool.

“Si loo xoojiyo gurmadka Shacabka ku waxyeeloobay iyo kuwa ku barakacay Xasuuqa Soomaaliland ka wado magaalada Laascaanood waxaan kulan la qaatay Madaxa Iskudubaridka Arrimaha Bini’aadanimada UNOCHA ee Soomaaliya Mr Alexis Kamanzi.

Anaga oo kawada hadalnay sidii UNOCHA qayb uga qaadan lahayd taageerida dadka ku dhaawacmay iyo kuwa ku barakacay Xasuuqa Soomaaliland ka wado magaalada Laascaanood.” Ayuu yiri Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash.

——-DHAMMAAD—–

XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

Comments are closed.

Archives
February 2023
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online