Ciidanka Booliska dowladda Puntland gacanta ku soo dhigay Ajaaniib ka tirsan Ururka Dacish
(June 26, 2023)
Boosaaso:-Hawlgal kadhacay aaga Camaamo oo udhow degmada Balidhidin ee gobolka Bari laguna beegsanaayey maleeshiyaadka Daacish, waxay ciidanka Booliska Puntland gacanta kusoo dhigeen Ajaaniib udhashay
Wareysi: Cali Jeyte “Gudoomiyhii hore ee gobalka Hiiraan”
(June 26, 2023)
Baladweyne:-Gudoomiyaha gobolka Hiiraan, Cali Jeyte Cusmaan oo dhawaan xilka laga qaadey ayaa shalay magaalada Beledweyne ka sheegey in madaxweyne loogu doortey kulan ka dhacay magaalada. Cali Jey
Madaxweynaha JFS oo khudbad ka jeediyey munaasabada 26 June.
(June 26, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Munaasabadda xuska sannad-guurada 63-aad ee markii calan Soomaaliyeed oo xor ah laga taa