Ciidanka Booliska dowladda Puntland gacanta ku soo dhigay Ajaaniib ka tirsan Ururka Dacish

June 26, 2023 - Written by Editor

Boosaaso:-Hawlgal kadhacay aaga Camaamo oo udhow degmada Balidhidin ee gobolka Bari laguna beegsanaayey maleeshiyaadka Daacish, waxay ciidanka Booliska Puntland gacanta kusoo dhigeen Ajaaniib udhashay Dalka Suudaan iyo Sayria uuna kamid yahay Mohamed Ibraahim Daaha.
Hawlgalka ayaa kusoo aadaya xili Dacish ay kusoo kordhayaan Ajaaniib badan,Horaantii Jan 2023 ayay ahayd markii hawlgalo ay fuliyeen ciidanka Booliska Puntland lagu dilay Madaxii hawlgalada Daacish Abu Albara Al amani oo udhashay Wadanka Amara.
Ciidanka Boliiska Puntland oo kaashanaya xuuraankiisa ayaa wada qorshe balaaran oo lagula dagaalamayo argagixisada Daacish iyo Alshabaab.
Muwaaadin haddii aad dareentid wax amniga khalkhalgelinaya ama aad kashekidid sifudud ula sooxiriir numbarka fudud ee 999 goobkasta iyo meelkasta aad joogtid
DHAMMAAD
Xafiiska Warfaafinta
Ciidanka Booliska Puntland

Leave a comment

*

Archives
June 2023
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online