Guddomiyaha Gobolka Nugaal oo beeniyey warar been abuur ah oo laga faafiyey amniga ee Garoowe.[Video]

June 21, 2023 - Written by Editor

Garoowe:- Gudiga Amniga Gobolka Nugaal ayaa Beeniyay Wararka sheegaya Dhaq Dhaqaaq Ciidan ee Ka Jira Garoowe iyagoona sheegay inay Xabad Joojintii lagu dhawaqay ee Hirgashay wax dhaq dhaqaaqana aysan jirin.

Gudomiyaha Gobolka Nugaal Mudane Cawil Xassan Tooxyare Mataan Ayaa Yiri “Ma Jiro Dhaqdhaqaaq Ciidan dadka raba inay Qixiyaan Bulshada Nabada Ahna Waxan Ugu Baaqayaa inay ka waantoobaan Garoowe Waa Amni Hishiishkii Xabad Joojinta ayaa Hirgalay Wax Kale ma jiraan Ciidamo is Agfadhiyana Ma Jiraan ee yaan la Qixin Bulshada Nabada Ah.

Gudomiyaha Nugaal Mudane Cawil Mataan ayaa sidoo kale ugu baaqay Tagaasilayda iyo Shirkadaha Gadiidka ee Qaybta ka ah Qixinta dadka nabada ah inay ka waantooban Warar aan Jirina Ummada Lagu Qixin.

Gudomiye Cawil Mataan Ayaa Sido Kale Bulshada Ugu Baaqay Inay Guryahooda Nabad Ku Joogan Wax Baqdin Ahna Aysan Jirin.

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2023
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online