Madaxweynaha JFS waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub ee Midowga Yurub.
(September 18, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Dhuusamareeb u jooga hoggaaminta dagaalka ka dhanka aragagixisada ayaa waraaqaha aqoonsiga Danjire
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo shir guddoomiyey shirka Hay’addaha caalamiga ah
(September 18, 2023)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka DPL Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta shir guddoomiyey shirka Hay'addaha caalamiga ah iyo Dowladda Puntland oo ka qabsoomay q
Raโ€™iisul Wasaare Xamsa โ€œXilli dhow Soomaaliya waxa ay noqon doontaa meel ka caagan argagixisada
(September 16, 2023)
Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Soomaaliya ay ku socoto jidkii horumarka iyo dib u soo kabashada, haatanna ay ummadda Soo
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxauud oo saxiixay Sharciga hanti dhowrka Qaranka
(September 16, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya xaqiijinta Soomaaliya ku shaqeysa shuruuc iyo xeerar qoran ayaa saxiixay Sharciga Hantidhowrka Qa
Madaxweynaha Galmudug iyo wafdi uu horkacayo oo gaaray degmado Baxdo
(September 15, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo oo uu qayb ka yahay taliyaha Hayโ€™adda Nabad Sugidda qaranka Mahad Maxamed Salaad ayaa gaaray degmado Ba
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh oo Kulan la qaatay Saraakiisha ka tirsan Gorgor
(September 13, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Xarunta Howlgalinta Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed ee Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha guutooyinka Go
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo booqday Xafiiska Shirkada dhismaha ee Taawer
(September 13, 2023)
Gaalkacyo:_ Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa booqday Xafiiska Shirkada dhismaha ee Taawer oo dhismayaal Gury
๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐——๐—ฎ๐—ฎ๐—ต-๐—ณ๐˜‚๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐— ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฐ ๐—–๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ผ๐—ผ ๐——๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—น๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ
(September 13, 2023)
Muqdisho:-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa daah-furay labo mashruuc caafimaad oo kala ah Damal Caafimaad iyo Tallaalka COVID-19, kuwa
Maamulka Khaatumo State oo shaaciyey xubnaha golaha Fulinta SSC Khaatumo
(September 12, 2023)
Laascaanood.-Hoggaamiyaha Golaha Fulinta ee Maamulka SSC-Khaatumo Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa Xeer Lr. 04 oo ku taariikheysan 12 Sebteembar 2023 ku magacaabay Xoghayeyaasha Golaha Fulinta e
Golaha Baarlamaanka Puntland oo ka shiray Amniga iyo dhaqaalaha
(September 12, 2023)
Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo uu weheliyo ku-xigeenka 2-Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa maanta shir-Guddoomiyey fadhiga 1-aad ee Guddiga jo

« Previous PageNext Page »