Dagaal goordhow dib uga qarxay galbeedka magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug

October 22, 2016 - Written by Editor

Breaking-NewsGaalkacyo:-Waxaa goor dhawayd naga soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in dagaal uu dib uga qarxay galbeedka magaalada Gaalkacyo dagaal culus oo u dhexeeya Galmudug iyo Puntland.

Ilo wareed ku sugan magaalada Gaalakcyo ayaa sheegaya in dagaalku uu u badan yahay hubka culus oo la isku ridayo waxaana laga maqlayaa galbeedka magaalada Gaalkacyo qoriga Taangiga iyo Madaafiic .

Wararka ka imaanaya Gaalkacyo ayaa sheegaya inuu ka duwan yahay dagaaladii horre dagaalka goor dhawayd ka qarxay Gaalkacyo ayna labada dhinac ay madaafiic ku ridayaan goobaha shacabka.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2016
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online