Maamulka Gal-Mudug oo amray laamaha amniga in si deg deg ah loo soo xiro nin aflagaadeeyey Nabi Muhammad NNKH.[Video]

September 19, 2017 - Written by Editor

Cadaado:-Kulan ay iskugu yimaadeen masuuliyuinta maamulka Gal-Mudug ayaa waxaa ka soo baxay amar ah in si deg deg ah lagu qabto nin ku gafay Nebigeenii Muhamed Nabadgelyo iyo Naxariis korkiis ha ahaatee oo lagu magacaabo Shiikh Cabdi Wali Afyare Cali kuna sugan magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Wasaarada amniga iyo Wasaarada Arrimaha diinta iyo Awqaafta ee Maamulka Galmudug ayaa ku amray laamaha amaanka iyo ciidanka nabadsugida ee dowladda Federalka Soomaaliya in ay qabtaan ninkaas ku xadgudbay Nebigeenii Muhamed Nabadgelyo iyo Naxariis korkiis ha ahaatee.

Hoos ka daawo shirka jaraa’id ee ay wada qabteen Wasaarada amniga iyo Wasaarada Arrimaha diinta iyo Awqaafta ee Maamulka Galmudug

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2017
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online