Ra’iisulwasaarekheyre u gudbiyey Golaha shacabka Xulidda Guddiga Agaasinka Bangiga Dhexe
January 14, 2019 - Written by EditorMuqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa waxaa u gudbiyey Golaha Baarlamaanka ee dowladda Federaalka Soomaaliya Xeerka Maamul ee Xulidda Agaasinka Guddiga Bankiga Dhexe oo maalmo ka hore ay ansixiyeen Golaha xukuumada.
Xeerkan ayaa haddii ay maanta ansixiyaan Golaha Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa shaci noqonaya in Madaxa Bangiga dhexe uu noqon karo qof aan ahayn Soomaali
Hoos ka Akhriso nuqul uu Ra’iisulwasaaree kheyre u gudbiyey Golaha shacabka
no images were found
A/cawaale
Halgan.net