Dowladda Federaalka Soomaaliya oo xiriirka u jartay Jamhuuriyadda Guinea.[Video]
July 4, 2019 - Written by EditorMuqdisho:-Shir jaraa’id Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ku qabtay galabta Xafiiska Ra’iisul wasaaraha ayaa xiriirka loogu jaray Jamhuuriyadda Guinea. Halkaan ka Akhriso qoraalka wasaarada arrimaha dibada Soomaaliya
Hoos ka daawo Dowladda Federaalka Soomaaliya oo xiriirka u jartay Jamhuuriyadda Guinea.
A/cawaale
Halgan.net