Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland oo ka warbixiyey sida ay u socoto qaban qaabada shirka wada tash
March 8, 2020 - Written by EditorGaroowe:-Wasiirka Arrimaha Gudaha dowladda Puntland oo la hadlay saxaafadda ayaa waxaa uu ka warbixiyey sidda ay socoto qaban qaabada shirka wada tash Puntland oo ku baaqay Madaxweynaha Puntland iyo golahiisa xukumada oo furmi doona magaalada Garoowe ee xarunta dowladda Puntland.
Hoos ka Daawo Wasiirka Arrimaha Gudaha dowladda Puntlandoo la hadlay saxaafadda
M_M_Deeq
Halgan.net