Puntland oo ka jawaabtay Shirkii jaraa iid ay shalay Garowe ku qabteen Wasiiro iyo Xilibaano ka tirsan DFS.
March 21, 2020 - Written by EditorGaroowe:-Wasiirka arrimaha gudaha dawladda Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad “Safarka madaxweynaha Puntland ee Muqdisho waxaan caddeynaynaa inuusan ahayn safar shaqo iyo wadahadal lala galayo DFS balse waa mid u gogol xaaraya gogasha fidsan Garoowe”.
Hoos ka Daawo Puntland ayaa ka jawaabtay Shirkii jaraa iid ay shalay Garowe ku qabteen Wasiiro iyo Xilibaano ka tirsan DFS.
M_M_Deeq
Halgan.net