DFS oo beenisay in ay weerar ku tahay guriga madaxweyne Shariif
March 24, 2020 - Written by EditorMuqdisho:-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa warsaxaafdeed ay soo saaratay wasaaradeeda amniga waxaa ay beenisay in ay weerar ku tahay guriga madaxweynihii hore ee dowladdii KMG Soomaaliya Sh Shariif Sh Axmed.
Hoos ka Akhriso warsaxaafadeedka ka soo baxay wsaaarasa amniga ee dowladda Federaalka Soomaaliya.
no images were found
A/cawale
Halgan.net