Afhayeenka guddiga Aaya’katashiga SSC Jiif Caaqil Falaalug oo waraysi siiyey Idaacadda BBC-da[Dhagayso]1

February 2, 2023 - Written by Editor

Laascaanood:-Afhayeenka guddiga aaya’katashiga SSC33 Jiif Caaqil Abdirisaaq Hassan Falaalug oo waraysi gaar ah siiyey idaacadda BBC-da ayaa sheegay in aysan wax wada hadal ah la geli doonin Maamulka S/land ilaa inta ay Ciidamada Somaliland ay kala baxayaan Gobolka Sool,

Afhayeenka guddiga aaya’katashiga SSC33 Jiif Caaqil Abdirisaaq Hassan Falaalug yaa sidoo kale sheegay inaysan jiri cid kale oo ay ka aqbalayaan wada hadal ay la furaan maamulka Soomaaliland isagoo arrinkaas ula jeeday warar hoose oo soo baxayey baryahaan oo sheegay in Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismail Omar Gelle oo wado qorshe lagu wada hadal siinay Madaxda S/land iyo Issimada dhaqanka ee Gobolka Sool iyo Sanaag

Hoos ka Dhagayso waraysiga uu Afhayeenka guddiga aaya’katashiga SSC33 Jiif Caaqil Abdirisaaq Hassan Falaalug siiyey Idaacadda BBC-da


A/cawaale
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
February 2023
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online