Khudbadihii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar iyo Al-Hidaaya (Dhageyso)

May 2, 2014 - Written by Editor

sh muridiNairobi:-Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abubakar Al-sadiiq ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa waxaa jeediyey Sh.Aadan Sh.Cali Saalax waxaa uu si wanaagsan uga hadlay Sabarka iyo dhibaatooyinka haysta umada Muslinka meel walba oo ay ku nool yihiin. Sheekh Aadan Sh.Cali Saalax ayaa waxaa uu ku dheeraaday in Sabarku uu yahay wax qiimo badan oo meel sare kaga jira diinta Islaamkana loona baahan yahay in qof walba wixii ku dhaca inta uu joogo aduunka uu u sabro sababta aduunta oo dhan baa waxaa uu ku dhisan yahay dhibaato.

Sheekh Aadan Sh.Cali Saalax ayaa waxaa uu ku booriyey Sabarka la badiyo sababta oo ah waxaa uu alle u balana qaaday dadka Sabar in ay hellayaan ajar fara badan , dadka wanaagsan ee Muslimiinta ahna sifooyinka uu Quraanka Karimka ah uu ku tilmaamay ay ka mid tahay in ay yihiin kuwo Sabar badan.

Hoos ka dhageyso Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu bakar Al-sadiiq ee magaalada Nairobi Sheekh Aadan Sh.Cali Saalax

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/g1fimo2fn3/khudbo6.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

shibleDhinac kale waxaa Khudbadii Jimcaha ee masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi ka jeediyeySh Maxamuud Shibli isagoo maanta khudbada uga hadlay kuna soo qaatay Aayadda 185aad Suratu Aala cimraan. Aayadaas ayaa waxaa uu Alle ku sheegay in qof walba u geeri yoon doono qof walbana wixii uu kasbaday aduunkana uu ku shaqaystay Aakhiro lagala xisaab tami doono xisaabtaas ka dibna in Janno gasha iyo in naar gasha la noqon doono……. ka faaideeysi wacan.

Hoos ka dhageyso Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-hidaayaee magaalada Nairobi Sheekh Maxamuud Shibli

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/cshv0wmj5j/khudbh_shibli.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2014
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online