Madaxweynaha DFS oo u ambabaxay magaalada Kampala ee dalka Ugandha

May 11, 2014 - Written by Editor

xasan-sheekh1Muqdisho:-Madaxweynaha DFS  Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu horkacayo ayaa waxay maanta ka ambabaxay magaalada Muqdisho iyaga oo ku sii jeeda magaalada Kampala ee xarunta dalka Ugandha .

Wafdiga uu horkacayo madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa socdaalkiisa ku weheliyey Wasiirka Gaashaandhiga DFS iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya iyo Xubno kale oo ka tirsan labada gole ee DFS.

Madaxweynaha DFS ayaa casumaad gaar ah Madaxweynaha Ugandha Uweri Muzaveni oo ay ciidamadiisa joogaan magaalada Muqdisho

Ujeedada socdaalka Madaxweynaha DFS ayaa waxaa lagu sheegay in madaxweynaha Ugandha ay ka wada hadli doonaan amaanka Soomaaliya iyo sidii dardar loo gali lahaan dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab oo haatan laga saaray inta badan gobaladii ay gacanta ku hayeen.

Socdaalka Madaxweynaha DFS  Xasan Sheekh Maxamuud uu ku tagay dalka Ugandha ayaan horey loo sii shaacin

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2014
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online