Ciidmada Sierra Leone ee ku sugan Soomaaliya oo codsaday in dalkooda dib loogu cesho.

May 11, 2014 - Written by Editor

Amisom+pixKismaayo:-Wargeyska lagu magacaabo Africareview ayaa waxaa uu qoray maanta in Ciidmada Sierra Leone ee ku sugan gobalka J/hoose ee Sooomaaliya kana mid ah ciidamada AMISOM ay codsadeen in dalkoodii dib loogu cesho.

Wargeyska oo soo  xiganayey askar  ka tirsan ciidanka Sierra Leone  ayaa sheegay in ciidamada Sierra Leone  ay ka cabanayaan arimaha ay ka mid yihiin

1-Mushaarkooda oo aysan u heli si la simad kuwa Ugandha  2-dagaalka joogta ay kula jiraan Al-Shabaab 3- Cudur xaga dhimirka oo ku dhacay qaar ka mid ah ciidamadood.

Afhayeenka wasaaradda gaashaandhigga ee  Ciidmada Sierra Leone , Col Michael Samura ayaa wax laga weydiyey codsiga ka imanaya askarka  Ciidmada Sierra Leone ee ku sugan Soomaaliya wuxuuna sheegay in isbadal ay ku sameyn doonaan ciidamadooda bisha June 2014 ayna qeyb ka ahaan doonaan howlgalada ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM,

Ciidmada Sierra Leone  ayaa waxaa ay ku soo biireen howlgalada ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM sannadkii  2013 waxaana ay ka howlgalaan gobalada Jubooyinka.

Halkan Ka Akhriso  qoraalka uu wargeyska  Africareview  ka qoray  Ciidmada Sierra Leone

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2014
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online