Safar dacwadeed ay u baxeen gudiga wanaag farista yo xumaan reebista Gobolka Awal & Salal[Masawiro]

May 19, 2014 - Written by Editor

1Boorama:-Waxaa safar dacwadeed ku tegay degmada Guljeed,Boon iyo Xaliimaale culimo iyo ducaad isagoo safarku uu qaatay mudo 2 cisho magaalada Boorame,Safarka ducaada iyo culimada aya waxaa hogaaminayey Sh Muxumad Warsame Dhurde. Culimada iyo ducaada ayaa waxaa ay muxaadaraad ,Khudbojimcooyin iyo dacwatu Shawaaric ay ka jeediyeen dhamaan degaanada ay soo mareen waxaan ay culimadu ay ka hadleen mawaadiic kala ah:-

1-Salaada oo la ooga

2-Dulmiga oo la iska ilaaliyo

3- Xanta oo laga fogaado

4- Khasaaraha uu jaadku ku leeyahay caafimaadka iyo maalka

5- Ducada oo la badiyo

6- Jaarka oo la ilaaliyo lana dulmin

Sheekh.Muxumed Warsame Dhurde iyo dhamaan ducaadda uu hogaaminyo ayaa waxaa ay kulan la yeesheen dhalinyarada Quraanka kariimka xiftiyaysa iyagoo kala talinaayay in ay ku darsadaan cilmiga sharciga ah ee ay barnayaan waxaa kulan ku weheliyey Sh.Xassan Ciise oo ah khadiibka masjidka macaad binu jabal, Ustaad daaci Axmed Xassan Caynaan,Ustaad daaci C/raxmaan Khayre Iyo waliba gudoomiyaha ururka dhalinyarada ee badbaado Axmed Ibraahim Maxamed.

Safar dacwadeedkaan ayaa waxaa gacan ka wada gaystay gudiga wanaag fatista iyo xumaan reebistay iyo Mu’asasada Karam faraceeda Boorama.

Masawirada Dhawaan baan idiin soo gudbin doonaa Inshaalaah

Ururka Badbaado Ee Boorame
Boorame

Leave a comment

*

Archives
May 2014
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online