Qaabkii looga sagootiyey Sh Umal Sool iyo soo dhaweyntii Garoowe (Daawo)

June 9, 2014 - Written by Editor

DSC05543Garoowe:-Waxgaradka iyo Culumada gobalka Sool ayaa si weyn u soo xagootiyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo dhowr maalmood ku sugnaa magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool waxaana ay sheekha u sogootiyeen si aad u qiimo badan

Hoos ka Daawo Sagootintii Sheekh Umal ay u sameeyeen Culumada ,waxgaradka iyo shacabka gobalka Sool

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa sidoo kale si weyn loogu soo dhaweeyey magaalda Garoowe ee xarunta dowlada Puntland

Hoos ka Daawo sida loogu soo dhaweeyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal magaalada Garoowe

Somali Channel
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2014
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online