Ku Afuri Walaalkaaga Sooman maalintii $ 3 doolar.[Masawiro]

June 24, 2014 - Written by Editor

P1000859Garoowe:-Dhammaan Muslimiinta jecel in ay la baxaan hantida Alle siiyey bisha barakaysan ee Ramadan, dhammaan dadka jecel in ay afuriyaan walaalahooda muslinka ah ee Sooman , Waxaa lala socodsiinayaa in Jamciyadda almarubilmacruuf wannahyi canilmunka  ay qorshaysay in ay uruuriso lacagaha iyo raashinka ay bixinayaan walaalaha jecel inay ka qayb qaataan afurinta walaalahooda muslimka ah ee soomman bisha Ramadan ee barakaysan, qorshahaan waxay jamciyadu samaysaa sanad kasta waxaana loo yaqaan , KU AFURI WALAALKAAGA SOOMAN”. Maalintii $ 3 doolar.

Haddaba walaalaha danaynaya inay Alle ugu dhawaadaan afurinta walaalahooda sooman waxay ku soo aadin karaan lacagta ay la baxayaan:-

Ama  akoon  amal –   0778               dahabshiil-  1831

Walaalayaal, innaga oo dareensan ajarka faraha badan ee qofka muslimka ahi ka helayo afurinta walaalkiisa muslkim ah ayaa waxaa laga codsanayaa walaalaha in ay qayb laxaadle ka qaataan shaqadan. Jamciyaddu waxay diyaarisay sidoo kale dhammaan agabkii, qalabkii ay ku afuri lahaayeen dadkaasi, iyadoo sidoo kale diyaarisay dadkii raashinka samayn lahaa iyo xarumo loogu talagalay inay dadkaas ku afuraan.

no images were found

Wixii faahfaahinna oo arintaan ku saabsan waxaa laga xiriiri karaa guddiga hawsha oo kala ah:-

⦁    Sh. Yaasiin Cabdullahi Cali                         +252907 724462

⦁     Sh. Jaamac Siciid                                        +25290 7 754585

⦁    Maxamed Xamari                                            +25290 7746674

⦁    Sh.farax cabdi jamac                                     +25290  7746375

⦁    Sh. cabdi xirsi cali bootaan                           +25290 7746832

 

Jamciyadda Wanaag Farida  
iyo Xumaan Reebidda ee
Garoowe, Somaliya

Leave a comment

*

Archives
June 2014
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online