Soomaalida ku nool Nairobi gaar ahaan Islii oo ay soo wajahad cabsi balaaran
(January 20, 2013)
Nairobi:-Sida xalay laga sheegay Taleefishinka Nation ee dalka Kenya, war ka soo baxay dowladda Kenya, ayaa lagu sheegay in laga bilaabo maalinta berri ah ee inagu soo aaddan ay magaalooyinka ka bilaa
Dufcadii ugu horaysay ee Mac-hadka al Nibraas oo maanta qalinjabisay.(Daawo Masawirada)
(January 20, 2013)
Jigjiga 20/1/013,Munaasabad balaadhan oo qalinjabin ah  ayaa maanta oo axad ah ka dhacay hoolka shirarka ee golaha Arimaha islaamka dawlada deegaanka soomaalida itoobiya ee caasimada jigjiga ,munaasa
Puntland oo soo dhawaysay Aqoonsiga USA ee Dowlada Federaalka Soomaaliya (Warsaxaafadeed)
(January 20, 2013)
Garoowe:-Dowladda Puntland waxay soo dhawaynaysaa hadalkii Wasiirka Arrimaha Dibeda ee  Dowladda USA Hillary Clinton oo ku dhawaaqday inay Dowladda USA si rasmi ah u  aqoonsatay Dowladda Federaalka
Gudoomiyaha Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo booqday Deegaan Xeebeedka Jaziira
(January 20, 2013)
Muqdisho:-Maalinimadii Shalay oo taariikhdu ahayd  6 /Rabiicu Awal / 1434H  oo ku beegneed 18 / janaayo / 2013M  ayay  koox Culumaa’uddiin ah booqasho ku tageen Deegaan  Xeebeedka Jaziira , wax
Raisulwasaaraha DFS Cabdi Faarax Shirdoon oo kormeer ku tagay Degmada Afgooye
(January 20, 2013)
Afgooye:-Raisulwasaaraha DFS Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta booqasho rasmi ku tagay degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose waana socdaalkii ugu horeeyey oo uu Raisulwasaare Saacid uu ku tago De
Ergeyga gaarka ah ee dalka Soomaaliya u fadhiyo Mareykanka oo is Casilay
(January 20, 2013)
Ra’yi-ku-kala-duwanaasho dhinaca istiraatajiyada siyaasadeed awgeed waxaan go’aansaday in aan iska casilo xilkii aan soo waday mudo ku dhaw seddex sanadood ee ahaa Ergeyga Gaarka ah ee Soomaaliya