Macalin Kenyaan ah oo lagu dilay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo

May 8, 2014 - Written by Editor

gaalkacyoGaalkacyo:-Waxaa xalay magaalada Gaalkacyo lagu dilay Macalin bare ka ahaa Mac-hadka Vision International College oo ku yaala waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.  Macalinkaan ayaa waxaa uu bareha ka haa Machadka Vision International College ee ku yaalay waqooyiga Gaalkacyo  waxaana dilay nin dhalinyaro ah oo Bistoolada ku hubaysnaa wuxuuna dilay xili  uu ka soo baxay xiisad uuna taagnaa banaanka hore ee Machadka.

Ninka dhalinyarad ah ee dilka geystay ayaa goobta ka baxsaday markii uu falka dilka ah geystay iyadoo goobta ay soo gaareen ciidanka ka tirsan Booliska magaalada Gaalkacyo waxaan ay bilaabeen howl gal ay ku raadinayaan ninka dilka geystay.

Wixii soo  kordha dib ayaan idinkaga soo gudbin doonaa  insha Allaahu

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2014
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online