Sh. Cusmaan Cali Faarax oo darajada Dr.ka qaatay Jamaacada Madiina Al-Caalamiya ee Malaysia

May 16, 2014 - Written by Editor

photoBirmingham:-Maamulka Shabakadda Wararka Halgan .net ayaa tahniyad gaar ah waxay u dirayaan Sheekh.Cusmaan Cali Faarax oo darajada Diktooraa ka qaatay Jaamacadda Madiina Al-Caalamiya ee dalka Malesia  ee جامعة المدينة العالمية qaybteeda الحديث وعلومه isagoo Sheekhu ku qaatay darajada Imtiyaaz.  Sh.Cusmaan Cali Faarax ayaa waxaa uu ka mid yahay culumada iyo ducaada in mudo ah deganaa magaalada Birmingham,Uk,  Cinwaanka Risaalada Sh Cusmaan Cali Faarax ayaa waxay ahayd (الإجماعات الفقهية المنقوضة لابن حجر العسقلاني، من خلال كتابه “فتح الباري”) لنيل درجة (الدكتوراه) في (الحديث وعلومه)؛.

Lajnada Ishraaftay Risaalada Sheekh Cusmaan Cali Faarax  waxaa ka mid ah:-

1. Dr. C/raxiim   Ismaaciil

2. Dr. Al-axmadi c/fattaax

3. Dr. Ramadaan M/ed C/mucdi

4.Dr. Ashraf Zaahir

5. Dr Muniir Cabdurrabbi (wuxuu matalayey kulliyadda) iyo qolo kale oo matalaysey jaamicadda.

Waxaa Sh.Dr.Cusmaan Cali Faarax  in cilmigiisa uu ka dhigo mid naafic ah oo bulshada Soomaaliyeed ay ka faa’iidaystaan isaga waxaan u rajeynaynaa guul iyo horumar iyo in cilmiga uu bartay uu uga faa’iideeyo bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Birmingham,Uk.

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2014
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online