Ciidanka Booliska ee dalka Denmarka oo xabsiga Dhigay wiil la dhashay Omar El-Hussein

February 28, 2015 - Written by Editor

1Denmark:-Ciidanka amaanka ee dalka Denmark ayaa xalay saacadu markay ahayd 10.35 waxay  xabsiga dhigeen wiil la dhashay Omar El-Hussein 00 14 iyo 15 bishan weeraray xarunta dhaqanka iyo Kaniisad ay leeyihiin Yahuuda oo ku taal Copenhagen weerarka ayaa waxaa ku dhintay laba qof oo rayid ah waxaana ku dhaawacmay 5 askari oo ka tirsan Booliska dalka Denmark.

Wiilka la dhashay Omar El-Hussein ayaa waxaa uu jiraa 18 sano waxaana lagu eedeeyey in uu ku caawiyey walaalkiis weerardii ka dhacay magaalada Copenhagen ee xarunta dalka Denmark sida ay TV-yada qaar ka soo xigteen ciidanka Sirdoonka ee PET ee dalka Denmark.

Ciidanka Booliska ee Denmark ayaa ilaa haatan wax faahfaahin ah ka bixin xariga wiilka yar ee la dhashay Omar El-Hussein marka laga reebo warbaahinta dalkaas oo sheegtay xariga wiil la dhashay Omar El-Hussein.

A/Osman
Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
February 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
232425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online