Sheekh Basaam Cayaashi oo ka badbaaday isku day dil

February 26, 2015 - Written by Editor

basaaamWararka ka imaanaya dalka Suuriya gaar ahaan magaalada Idlib gaar ahaan Carab Saciid  ayaa sheeegaya in uu isku day dil ka badbaaday Sh Basaam Cayaashi oo ka mid ah ducaada ka yimid dalka Beljam .

Sheeh Basaam Cayaashi ayaa gaarigiisa loogu xiray miino waxaana la socday xaaskiisa iyo caruur uu dhalay wuxuuna ku sii socday xafiiskiisa. Sh Basaam Cayaashi ayaa waxaa uu  ka mid ahaa hogaanka  ألوية صقور الشام    .ilaa haatan lama yaqaan cid ka danbeysa isku dayga dilka uu ka badbaaday Sh Basaam Cayaashi.

Miinada loogu xiray gaariga Sh Basaam Cayaashi ayaa waxaa ka soo gaaray dhaawac waxaana go,day gacantiisa Midig. Sheekh Basaam Cayaashi ayaa waxaa  uu dib ugu soo laabatay dalka Suuriya ka dib markii uu wiilkiisa  Eng C/raxmaan Abu Muhaajir uu ku dhintay dagaal lala galay ciidamada Bashaar Asad.

Sh Basaam Cayaashi ayaa waxaa uu si adag u naqdiyey dhowr mar kooxda Daacish oo uu horjoogaha u yahay Abu Bakar Al-Baqdaadi.

no images were found

Kooxda Daacish ee xambaarsan afkaarta Khawaarijta ayaa dhagar ku dilay hogaamiyaal badan oo ka tirsan kooxaha islaamiyiinta ee ka dagaalama dalka Suuriya.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
232425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online