Xukuumadda Somaliland oo isku shaandheyn lagu sameeyey (Dhageyso)

February 28, 2015 - Written by Editor

siilaanyoHargeysa:-Xukuumadda Somaliland ayaa lagu sameeyay isku-shaandhayn, iyadoo xilalkii ay hayeen laga qaaday qaar ka mid ahaa golaha wasiirada Somaliland, halka kuwo cusub na la magacaabay.

Isku-shaandhayntan ayaa sidoo kale magacaabis iyo xil-ka-qaadis lagu sameeyay qaar ka mid ah hoggaanka sare ee Ciidamada.

waxaa kaloo isbedello iyo magacaabis lagu sameeyay agaasimayaal iyo madaxda heyado madax banaan.

Wariyaheena magaalada Hargeisa Barkhad Kaariye ayaa warbixintan soo diray.

BBC Somalia

Leave a comment

*

Archives
February 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
232425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online