Mu’assasada Al-minhaaj faraca Gobolka Bari oo magaalada Boosaaso ka bilowdey olole dacwadeed.[Masawiro]
(December 3, 2016)
Boosaaso:-Mu’asasada Minhaaj G.bari ayaa waxay ka bilowday gudaha Magaalada Boosaso Olole Dacwadeed.Ololahaan oo u jeedkiisu ahaa wacyigelinta Bulshada qaybaheeda kala duwan ayaa waxaa ka mid ahaa H
Guddoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays oo ka waramay dagaal dhex maray Daacish iyo Ciidanka Puntland.[Dhagayso]
(December 3, 2016)
Boosaaso:-Mas’uuliyiinta maamul goboleedka Puntland ayaa markii ugu horraysay ka hadlay hawlgalka milatari ee ka dhanka ah maleeshiyada taabcsan ururka Daacish ee muddada 37-ka maalmood ah gacanta k
Sh Saciid Cismaan (Saciid Qalinle ) oo caawa lagu dilay Muqdisho
(December 3, 2016)
Muqdisho:-Wararka caawa naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ee caasumada dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in caawa lagu dilay magaalada Muqdisho allaha u naxariistee Sh Saciid Cismaan (Saciid Qalinle )
Xarunta Cilmi Baarista ee “Himilo Institute” oo laga hergaliyey Puntland (Masawiro)
(December 3, 2016)
Garoowe:-Xarunta cilmi baarista “Himilo Institute for Educational and Scientific Research” waxaa dhowaan laga furay magaalada Garoowe ee caasumadda dowlad goboleedka Puntland. Xaruntu waxay dhowaa
Ciidamada Puntland oo howlgalo ka wada deegaanka Afkarin iyo Qandala
(December 3, 2016)
Boosaaso:-Wararka naga soo gaaraya gobalka Bari ayaa sheegaya in ciidamada Puntland ay saaka weerar ku qaadeen deegaanka Afkarin iyo Qandala oo ay in mud ah ku dhuumaaleysanayey kooxda Daacish. War