Wufuud aad u Tiro Badan oo ka qeyb galeysa Caleema saarka Madaxweynaha Puntland oo Garoowe soo Gaaray .(Daawo)

January 25, 2019 - Written by Editor

Madaxwayne Axmed Maxamed Islaam ayaa saaka u ambabaxay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland,si uu uga qeyb galo xafladda caleema saarka madaxwayne Siciid Cabdulaahi Deni oo lagu wado in ay berri ka dhacdo magaalada Garoowe.

Madaxweynaha Jubland Axmed Maxamed Islaam ayaa gaaray magaalada Garoowe ayaa si loogu soo dhaweeyey magaalada Garoowe waxaana soo dhaweeyey Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Karaash.

Waxaa kale oo soo gaaray magaalada Garoowe Madaxweynayaasha Galmudug ,Koonfur Galbeed iyo Hirshabeel. Madaxwayne Cabdicasiis Laftagareen oo lagu soo dhaweeyay Garowe. Madaxweynaha Jubaland oo lagu soo dhaweeyey magaalada Garoowe. Madaxwaynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo lagu soo dhaweeyay Garowe. Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf oo lagu soo dhaweeyey magaalada Garoowe. Madaxweynihii Hore ee DFS Xasan Sh Maxamuud oo lagu soo dhaweeyey magaalada Garoowe. .

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2019
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online