Nadwadii 3aad ee oo Ka Bilaabatay Magaalada Taariikhiga ee Taleex

January 23, 2019 - Written by Editor

Waxaa Caawa Ka Bilaabatay Masjidka Sunnah ee magaalada taariikhiga ee Taleex Nadwadii 3aad oo ka qabsoonta Degmada Taleex waxaa ka soo qeybgalay .
Culimada Gobalka Sool oo uu hoggaaminayo Sheekh Cabdinaasir Xaji Ahmed waxaana sidoo kale weheliyey Guddomiyaha Dacwada Sh Maxamed Adam Shekh Maxamuud Xalliike Sh Maxamed C/qani iyo Culimo kale kuwaas oo ka qeyb galin doona Muxaadarooyin iyo Fataawo laga jeedin doono nadwada 3aad.

Kulan furitaan ah ka dib Waxaa Caawa waxaa Muxaadarada 1aad oo ku saabsanayd ( Noqda Walaalo Sidii La idin Faray ) Soo jeediyey Sh Maxamuud Xalliike halka Muxadarada 2aad uu soo jeediyay Sh Maxamed Cabdiqani wuxuuna ka hadlay ( Cilmiga iyo Ahmiyaddiisa).

Dedweynaha Ku dhaqan Degmada Taleex oo Looga Bartay khayrka Jeceylkiisa ayaa soo Camiray Masaajidka iyagoo Aad usoo dhaweeyey Culimada Soo booqatay.

Halgan.net kala soco Nadwada 3aad ee ka socota Taleex

Leave a comment

*

Archives
January 2019
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online