Al-Qaacida oo u dabaaldegtay Weerardii 11 September iyo Sh Dr Ayman oo ka hadlay

September 13, 2011 - Written by

Kabul:-Urur weynaha Al-Qacida ayaa sidii caadiga u ahayd waxay u dabaaldegeen weerardii ay ku qaaciyeen dalka Mareykanka kaas oo dhulka dhigay dhaqaalihii dal kaas waxaan weerardaas ku dhintay sida ay Mareykanku sheegeen dad ka badan 3000 oo qof.  Hogaamiyaha ruuxiga ee Al-Qacida Shiikh  Dr.Ayman Dawaahir ayaa amaanay dhalinyaradii weerar fuliyey ,Dr.Ayman Dawaahirii ayaa ku tilmaamay weeraradii ay Al-Qacida ku qaadeen 11September 2011 nasri iyo guul u soo hoyatay umada islaamka wuxuuna sheegay in dhacdadaas ay ahayd mid aad u weyn oo jug weyn u geysatay difaacyada saliibiyiinta waa sida uu hadalka u dhigaye.

Hogaamiyaha  Al-Qacida Sh Ayman Dawaahiri ayaa u sheegay dowlada Mareykanka in aysan dagaal kula jirin kooox ama urur gaar ah balse umada oo dhan ay dagaalka ku jirto wuxuuna tusaale u soo qaatay wadanka Afgaanistaan sida ciidamada huwanka ay u jabiyeen Mujaahidiinta Dhaalibaan kuwaas oo harsi iyo hoyaad u diiday ciidamada huwanta ah. Dr Ayman ayaa amaanay kacdoonka ka socda wadamada Carabta kuwaas oo xukunka ka tuuray ilaa haatan Mubaarak ,Qadaafi iyo Bincali
Cajalka Dr Ayman ayaa waxaa lagu faafiyey barta internetka waxaana cajlka ka muuqda muuqaalo aan wili horey loo baahin intii uu noolaa Sh Usama Binladen.

Sh Ayman Dawaahir ayaa ku booriyey shacabka Suuriya in ay wadaan kacdoonka inta laga ridayo dowlada calawiga ah oo uu madaxa ka yahay Bashaar Asad ,dowlada suuriya ayaa u geysatay shacabka Suuriya xasuuq aad u badan.

A/Cawale
Halgan.net

3 Comments so far

Leave a comment

  1. Salama Caleykum Muslim Brothers and Sisters,
    Alle ha naxariisto inta muslimiin ah oo ku dhimatay dagalada ama weerarada arxanla aanta oo meelkasta adunka laga geestay 9/11 ka dib Alle waxaan ka rajeeneena inta dhunsan in Alle xaqa tuuso. Muslim, Muslim dila haya Alle ha na fogeeyo meel kasta ay aduunka ka dhaceeso. Kitabka Alle Quranka iyo Sunada Nabiga SCW wuxii ku dhaqma dhib ma arka hayaan iska daya dinta aad kala saareesan Muslim waa muslim hadii u adkeeyo Quranka iyo Sunada Nabiga Insha Allah wixii ka soo haro ka fagaada.
    Banu

  2. halaaga islaamka wuxuu biloowday 9/11 kuwa udabaal dagayana waa cadawga islaamka waxayna u shaqeeyaan nasaarada iyo yuhuuda ruuxa caqliga u saaxiibka ahna waa og yahay taas

  3. Alxamdulillahi Rabilcaalamiin,wabacd,,Walaalka Mujaahidka geesiga islamka sheikh-eena allah haku xifdiyo Yahuud iyo Nasaaro iyo ehelkeedna allaah ha halaago,, Gaalada iyo Dabadhilifyadeeda waadka guulaysan doontaa insha allah adiga iyo inta kula jirta,,

Leave a comment

*