Radio Salaam oo barmaamij ka sameeyey shirka Culimada ee ka socda Muqdisho(Dhagayso)
(September 28, 2011)
Mombas :-Radio Salaam oo saldhigiisu yahay magaalada Mombas ee dalka Kenya kuna hadla afka Sawaaxiliga iyo Soomaaliga ayaa sii daayey barnaamij ay ku soo qaateen dadaalada ay Culimada Soomaaliyeed ku
Admiral Faarax Qare: Badda Soomaaliya Waxaa Lagu Yahay Duullaan – Waraysi (Dhagayso)
(September 28, 2011)
Taliyaha Ciidanka Badda Soomaaliyeed, Admiral Faarax Cumar Axmad (Faarax Qare) oo Waraysi si qoto dheer uga hadlay Badda Soomaaliya waxa uu siiyey Telefihanka Somali Channel.Faarax Qare ugu waxa uu ug
Dagaal ka dhacay duleedka degmada Gabahaarey
(September 28, 2011)
Garbahaarey:-Waxaa maanta uu dagaal iyo iska horimaad hubeysan uu ku dhexmaray duleedka degmada Garbahaarey ciidamo ka tirsan ururka Al-shabaab iyo ciidamo daacad u ah DFKM, dagaalka ayaa waxaa uu ka
Madaxweynaha Eritrea Afewerki: Wax lug ah kuma lihin colaadda Somalia
(September 28, 2011)
Eritrea:-Madaxweynaha dalka Eritrea Isaias Afewerki ayaa beeniyay in dalkiisu uu ku lug leeyahay mushkiladda ka taagan dalka Somalia. Qramada Midoobay ayaa dalka Eritrea saartay cunaqateyn la xiri
Guddoomiyaha Hay’adda Culumada Soomaaliyeed Sh Bashiir axmed Salaad oo la hadlay warbaahinta Muqdisho
(September 28, 2011)
Muqdisho:-Guddoomiyaha Hay’ada Culumada Soomaaliyeed Sh Bashiir axmed Salaad oo saaka u waranay saxaafada magaalada muqdisho ayaa sheegay in kulanka culimada iyo waxgaradka kale uga socda magaalada
Issimo socdaal-nabadeed ku jooga Deegaano ka tirsan gobalka Bari
(September 28, 2011)
Boosaaso:-Waxaa socdaal-nabadeed ku jooga Deegaano ka tirsan gobalka Bari Issimo badan oo ka soo jeeda gobalka Bari oo si weyna looga qadariyo deegaanada Puntland kuwaas oo u tafo xeytay in ay nabad d