Hay.adda WAAMO oo deeq lacageed iyo raashiin isugu jirta ku qaybisay magaalada Kismaayo
(September 3, 2011)
Kismaayo:Hay.adda WAAMO Relif oo ah hay.ad gargaar ayaa waxay gaarsiisay deeq barakacayaal ku sugan magaaladda kismaayo ee xarunta Jubadda Hoose iyo nawaaxigeeda deeq, deeq daas oo isugu jirta lacag i
Xaalada magaalada Gaalkacyo xarunta gobolka Mudug oo saaka degan iyo taliye la dilay
(September 3, 2011)
Gaalkacyo:-Xaalada Magaalada Gaalkacyo xarunta gobolka Mudug ayaa saaka dagen ka dib dagaalo ka dhacay labadii maalmood ee la soo dhaafay waxaana ka jira cabsi iyo xiisad dagaal. Odayaal iyo waxgar
Madaxweyne DFKM Shariif Sh Ahmed oo kormeeray hoolka lagu qabanayo shirka wada tashiga
(September 3, 2011)
Mogadishu:-Somalia, September 3, 2011) Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaliya Mudane Sharif Sh. Axmed ayaa kormeer ku tagay goobihii loogu talagalay shirka wada tashiga ee bilaaban doona barito. Goobaha
Ra.iisul Wasaaraha DFKM Dr. Cabdiweli oo baaq nabadeed ka soo saaray colaada Gaalkacyo
(September 3, 2011)
Muqdisho,Sabti, September 3, 2011---Ra.iisul Wasaaraha DFKM Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta baaq nabadeed u jeediyay dhinacyada ku dagaalamayay qeybo ka mid ah magaalada Gaalkacyo ee xarun
Wafdi ka socda Puntlland oo ka qayb galay shirka wadatashiga oo u duulay magaalada Muqdisho
(September 3, 2011)
Garoowe:-Wafti uga qayb geli lahaa dowllada Puntlland shirka wadatashiga ee ay garwadeenka ka tahaya Qaramada Midoobaya ayaa saaka waxaa ay ka duuleen Garoonka magaalada Garoowe iyagoo ku sii jeeda ma