Sh Maxamed Cabdi Umal oo Akhrinaya Kitaabka Muntaqal Akhbaar(Dhageyso)
(September 6, 2011)
Nairobi:-Sh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu ka akhriyaa Masjidka 6st ee ku yaal magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya Kitaabka Muntaqal Akhbaar waxaana ku taxan dadweyne aad u tiro badan Sh Maxame
Kuwa ka badbadiyey Muujintooda iyo kan danbaabay Afqabashadiisa Sh C/raxmaan Abyad
(September 6, 2011)
Denmark:-Sheekh C/raxmaan Abyad ayaa silsilad Muxaadarooyin ka ka jeedshay masaajidka Al-Tawxiid ee wadanka Denmark muxaadarooyinka ayaa waxaa uu Sheekh C/raxmaan diirada ku saaray Kuwa ka badbadiyey
Kitaabkii Sh Maxamed Cabdi Wahaab Axaadiis Fitan Walxawaadis Sh Maxamed Idiris
(September 6, 2011)
Sh Maxamed Idirs Ahmed xafidahulaah ayaa waxaa uu qolka Somali Islamic Taqwa Center waxaa uu ka akhriyey kitaabkii Sh Maxamed Cabdi Wahaab (Axaadiis Fitan Walxawaadis ) waana kitaan qiimo badan oo ku
Colka waraf ma lagu dayay? (W/Q: Sh. Bashiir Axmed Salaad)
(September 6, 2011)
Burco:-Dunidu waa imtixaan, sidaas ayaana ilaahay ugu talagay, waxa la isku imti xaana way tiro badan yihiin, waana kala jaad, ummadana waxaa ugu imtixaan badan kuwa ugu wanaagsan oo ugu fadliga badan
Kitaabkiiu Saxiixu Tarmadi Sh Dr Axmed Xaaji Cabdiraxmaan
(September 6, 2011)
Boosaaso:-Sh Dr Ahmed Xaaji C/raxmaan ayaa waxaa uu ka akhriyaa Kitaabkiiu Saxiixu Tarmadi magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga ee Puntland Sh Dr Axmed Xaaji Cabdiraxmaan ayaa ka mid ah culumada da
Odaaysha beesha Majeerteen oo Bayaan ka soo saaray Dagaalkii Gaalkacyo
(September 6, 2011)
Gaalkacyo:-Odayaasha beesha Majeerteen ee ku dhaqan Gobolka Mudug gaar ahaan magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ay iska fogeeyeen in beel ahaan ay qayb ka ahaayeen dagaal kii dhawaan ka dhacay magaalada
Geerida Sheekh Usaama maxaa ina kala gudboon?. W/Q: Axmed C/samad
(September 6, 2011)
Nairobi:-Xilligii nabigeenu (scw) noolaa dhacdooyinkii dunida ka dhacay qaar badan baa Qur’aanku faalleeyay ama rasuulku (scw) ka hadlay, dhacdooyinkaas ha ahaadeen kuwo muslimiinta faraxgalinaya am
War-Saxaafaddeed ay DFKM ka soo saartay shirka wada tashiga ee maanta Muqdisho lagu soo gaba gabeeyay
(September 6, 2011)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa khudbad ka jeediyay xiritaanka shirka wada tashiga ee maanta Muqdisho lagu soo gaba gabeeyay. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Shariif
Shirka wadatashiga ka socday magaalda Muqdisho oo maanta la soo afmeerayo
(September 6, 2011)
Muqdisho:-Waxaa saacadaha soo socda la filayaa in uu soo afmeermo shirka wada tashiga ah ee Soomaalida oo uu garwadeen ka yahay Ergerga gaarka ah ee u qaabilsan Qaramada Midoobay ee dalka Soomaal
Xog-haya guud ee Jaamacadda Carabta oo berri booqanaya dalka Suuriya
(September 6, 2011)
Qaahira:-Mas’uul ka tirsan Ururka Jaamacadda Carabta ayaa u sheegay wakaaladda wararka ee Reuters in xog-hayaha guud ee Jaamacadda Carabta Nabiil Al-carabi uu magaalada Dimishiq ee caasimadda Suuriy

Next Page »