Warbixin ku saabsan dadaalka nabadeed ee lagu joojiyey colaad Gaalkacyo( Daawo Video)
(September 8, 2011)
Gaalkacyo:-Waa warbixin kooban oo ku saabsan dadaalka nabadeed ee ay u guntadeen Isimada Gobolka Mudug iyo waxgaradka kale sida culimada waaweyn ee ku nool Puntlland oo hadda qaarkood ay ku sugan yihi
Hay.adda WAAMO oo deeq lacageed iyo raashiin isugu jirta ku qaybisay Kismaayo.(Daawo Video)
(September 8, 2011)
Kismaayo:-Hay.adda WAAMO Relif oo ah hay.ad gargaar ayaa waxay gaarsiisay deeq barakacayaal ku sugan magaaladda kismaayo ee xarunta Jubadda Hoose iyo nawaaxigeeda deeq, deeq daas oo isugu jirta lacag
Bayaan Jaaliyadaha Leelkase iyo Cumar Maxamuud ee IMaradka.(UAE)
(September 8, 2011)
Dubia:-Kulan ay iskugu yimaaden jaaliyadaha Leelkase iyo Cumar Maxamud ee Imaaradka waxa ay si wada jir ah uga xun yahin dhibkii ka dhacay  Magaalada Gaalkacyo.Si wada jir ahna u canbaraynayan fal ka
Warsaxaafadeed Shirka Golaha Wasiirada DFKM oo kulan yeeshay
(September 8, 2011)
Khamiis, September 08, 2011--Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada DFKM oo uu shir guddoomi nayey Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Gaashaan dhiga Xuseen Carab Ciise ayaa looga hadlay ar
Askari ka tirsan Ciidanka DFKM oo dad rayid ah ku laayey Muqdisho
(September 8, 2011)
Muqdisho:-Askari ka tirsan Ciidanka DFKM ayaa waxaa uu maanta dad rayid ah ku laayey degmeda Waabari ee magaalada Muqdisho xili dad barakacayaal ah loo qaybi nayey gargaar caawino ah. Askariga aya
Puntlland oo soo bandhigtay Maxaabiis ay sheegeen in lagu qabtay Dagaalkii Gaalkacyo
(September 8, 2011)
Gaalkacyo:-Warsaxaafadeed ka soo baxay saaka Puntlland ayaa waxaa ay ku soo bandhiga maxaabis ay sheegeen in ay ciidanka amniga ee Puntlland ku qabteen dagaalkii ka dhacay Gaalkacyo iyo howl galo ay c
Madaxweynihii hore ee dalka Libya Col.Mucamar Al-Qadafi oo beeniyey in uu baxsaday
(September 8, 2011)
Libya:-Madaxweynihii hore ee dalka Libya Col.Mucamar Alqadafi ayaa beeniyey warar sheegayay inuu dhawaan u baxsaday dalka Niger kaas oo laga sii daayey qaar ka mid ah wakaaladaha wararka ee Caalamiga