118 Arday oo deeq waxbarasho ka helay dalka Turkiga
(September 24, 2011)
Garowe, Sept, 24 - :-Wasaarada waxbarashada ee dowladda Puntland ayaa shaaca ka qaaday in 118 arday ay ku guuleysteen deeq waxbarasho oo ka timid dalka Turkiya ka dib markii imtixaan laga qaaday arday
Shiikh Maxamed Idris oo Digniin ku saabsan Badda Soomaaliyeed u jeediyey DFKMG, Baaqna u diray shacabka Soomaaliyeed
(September 24, 2011)
Mekka:-Mahad oo dhan Ilaah baa Leh Nabad iyo Naxariisina Nebigeenakorkiisa ha ahaato. Waxaanu jecelnahay oo nafta ku maaweelinaa beri ayaa waagu dillaacayaa, Dawladnimadiina Soo noqoneysaa. Dawlada da
Golaha Wasiirada DFKM oo shir la qaatay mas’uuliyiinta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka
(September 24, 2011)
Muqdisho, Sabti, Sep. 24, 2011) Kulan aan caadi ahayn oo ay maanta isugu yimaadeen Golaha Wasiirrada DFKM ayaa looga hadlay xaaladda abaarta iyo gaarsiinta gargaarka dadka dhamaan gobolada dalka ee ay
Diyaarado ku duulaya joog hoose oo lagu arkay magaalada Kismaayo
(September 24, 2011)
Kismaayo:-Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta Jubada hoose iyo degaanada ku xeeran ayaa sheegaya in lagu arkay diyaarado laga leeyahay wadamada reer Galbeedka gaar ahaan dalka Maraykanka
Qarax ka dhacay xarunta Hay’adda Mine Action ee magaalada Muqdisho
(September 24, 2011)
Muqdisho:-Waxaa galabta qarax miino ah uu ka dhacay irida hore ee xarunta Qaramada Midoobay ee  miino barista  ee loo yaqaano Miin Action kuna taal agagaarka  garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Ma
Dhaqaatiirta ka timid dalka Turkiya oo howlo caafimaad ka fuliyey Gaalkacyo
(September 24, 2011)
Gaalkacyo:-Dhaqaatiirta ka timid dalka Turkiya ayaa ku dhawaad 300 oo qof oo qabay xanuuno kala duwan ku sameeyey qaliimo lacag  la'aan ah waxaana dhaqaatiirta ay ku sameyeen qaliinka cisbitaalka guu
Ciidanka Amaanka ee Gaalkacyo oo qabtay ilaa 10-ruux
(September 24, 2011)
Gaakacyo:-Ciidanka Booliska iyo kuwa Daraawiishta ee Puntlland ayaa xalay ilaa saaka howl galo ay ka ka sameeyeen xaafadaha magaalada Gaalkacyo gaar ahaan Xaafada Israac waxaa ay ku qabteen ilaa 10 dh
Banaanbax Rabshado wata oo ka dhacay maanta Koonfurta Gaalkacyo
(September 24, 2011)
Gaalkacyo:-Banaanbaxa rabshado wata ayaa dhacay maanta koonfurta magaalada Gaalkacyo waxaana banaanbaxa dhigayey arday ka careysan sida loo maareeyey deeq waxbarashao oo ka timid  dowlada Turkiya .A