Madaxweynaha DFKM Shariif Sh Ahmed oo xero ciidan furay.(September 15, 2011)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFKM Shariif Sh. Axmed ayaa maanta waxaa uu dhagax dhigay xero cusub oo lagu tababari doono ciidamada Milatariga ee DFKM xerada ayaa waxaa laga furay deeganka Al-Jasiira ee d
Muxaadaro uu Sh.Maxamed Idris Axmed ka jeediyay Qolka Altaqwa(Dhageyso)(September 15, 2011)
Mecca:-Sheikh Maxamed Idris Axmed oo ku sugan Magaalada barakeysan ee Makka-Almukaramah ayaa jeediyay Muxaadaro aad u qiima badneyd oo uu sheikha uga hadlay ahlusanaha iyo Wadajirka Umadda waxaana uu
Maxkamada darajada 1aad e Boosaaso oo dil ku xukuntay nin shalay dilay Garsoore(Dhagayso)(September 15, 2011)
Boosaaso,sept 15:-Maxkamada darajada 1aad ee magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa saaka la hor keenay ni dhalinyaro ah oo shalay dilay Allaha u naxariis tee Cabdinaasir Xaaji Aad
Khudbadii uu ka jeediyey Ra.iisul Wasaaraha DFKM Dr.Gaas Shirka Qaramada Midoobay.(Daawo Video)(September 15, 2011)
New York :-Ra.iisul wasaaraha DFKM Dr Cabdi weli Maxamed Cali Gaas ayaa shalay waxaa uu khudbad dhinacyo badan taabanaysa uu ka jeediyey Shirka golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ee ka furmay shalay
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||

