Ugaas Cali Ugaas Maxamed arrintii Gaalkacyo guul bay ku dhamaatay (Dhagayso)
(September 27, 2011)
Gaalkacyo:-Kulan ay maanta iskugu yimaadeen 16 isim iyo cuqaal kale duwan iyo madaxada dowllada Puntlland  iyo xilibaano ka socday DFKM ayaa waxaa uu ka dhacay Hotel Golden Plaza magaalada Gaalkacyo
Shir culimo’udiin Soomaaliyeed uga furmay Magaalada Muqdisho
(September 27, 2011)
Muqdisho:-Waxaa gaaray magaalada Muqdisho culimo soomaaliyeed oo ka kala yimid gobollada dalka waxaan ay hadda ku sugan yihiin magaalada mudo dhowr cisho ah iyagoo kulankoodu uu yahay mid sanadkiiba m
Dhakhaatiir ka timid dalka Turkiga oo soo gaaray magaalada Boosaaso
(September 27, 2011)
Boosaaso:-Waxaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Boosaso ee xarunta gobolka Bari Dhakhaatiir ka timid dalka Turkiga kuwaas oo maalmihii u danbeeyey qaliimo dhinac caafimaadka ah ka samayna
Banaanbax ka dhacay saaka degmada Badhan ee Gobolka Sanaag
(September 27, 2011)
Badhan:-Waxaa maanta ka dhacay magaalada Badhan ee  Gobolka Sanaag banana bax looga cabanayo qaabkii loo maareeyey Imtixaankii deeqda waxbarasho ee ay ugu deeqday dowllada Turkiga dalka Soomaaliya g
Wasiiro ka tirsan DFKM oo safar ugu soo ambabaxay dalka Denmark
(September 27, 2011)
Muqdisho:-Waxaa saaka ka soo ambabaxay magaalada Muqdisho wasiiro ka tirsan DFKM kuwaas oo ku wajahan magaalada Copenhagan ee xarunta dalka Denmark si ay uga qeyb galaan shir caalami ah oo ka dhacay C
AMISOM oo qiratay in ay ka danbeysay dilkii Weriye u dhashay dalka Malaysia
(September 27, 2011)
Muqdisho:-Ciidanka Midowga Africa ee AMISOM ayaa shalay shaaciyey in askar ka mid ah ciidankooda ay ka danbeeyeen dilkii loogu geystay magaalada muqdisho wariye u dhashay dalka Malaysia.  Afhayeenka
Meel ha looga soo wada jeesto kuwa hal doorka dilaya Afhayeenka isimmada Puntland Garaad C/llaahi Cali Ciid
(September 27, 2011)
Garoowe, Sep 27 - Afhayeenka isimada Puntland Garaad C/llaahi Garaad Cali Ciid oo la hadlay saxaafada ayaa sheegay in ay muhiim tahay nabad kuwada noolaanshaha beelaha wada dega gobolka mudug iyo in a