Diyaarado duqeyn ka geystay degmada Ceelbuur ee gobolka Gal-gaduud
(September 30, 2011)
Ceel-buur: Waxaa saaka diyaarado ajnabi ah oo ay leeyihiin ciidanka cirka ee Maraykan iyo Itoobiya ay duqeyn ka geysteen degmada Ceelbuur iyagoo duqeynta la beegsaday Saldhiga magaalada  iyo degaano
Gabdhihii ku jiray xeryaha barakacayaasha ee Muqdisho oo kufsi lagula kacay [Tv Channel 4]
(September 30, 2011)
London:-TV- ga, Channel 4 oo saldhigiisu yahay dalka Ingriiska ayaa waxaa uu baahiyey Muuqaal murugo badan ku reebay dadka Soomaaliyeed ee k u nool dalka dibadiisa , Wariye ka tirsan TV- ga, Channel 4
Dagaal xalay iyo saaka ka dhacay degmada Dhoobley
(September 30, 2011)
Dhooblay:-(Halgan.net) War naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubada hoose ayaa sheegay in xalay ilaa saaka uu dagaal xooggan uu ku dhexmaray  degmada Dhoobley ciidanka Al-shabaa
Taliyihii qaybta bilayska gobolka Bari oo la filayo in loo magacaabo Col. Cismaan Afdalaw
(September 30, 2011)
Bosaaso, Sep 30 – Taliyihii qaybta bilayska gobolka Nugaal Col. Cismaan Xassan Cali Cuuke Afdalaw ayaa  waxaa mar kale la filayaa in loo wareejiyey Gobolka Bari isagoo loo magacaabay taliyaha qaybt