Sh Maxamed Cabdi Umal oo Muxaadaro u jeedshay Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Holland.(Dhagayso)
(September 26, 2011)
Holland:- Sh Maxamed Cabdi Umal oo ah culumada sida weyn looga yaqaan dalka Soomaaliya  ayaa waxaa uu shalay walaalaha ku nool dalka Holland u jeediyay muxaadaro ah video conversi (Video Ahaan ) Muxa
Madaxweynaha DFKM oo Hotel Lafweyn kula kulmay Saraakiil ka trisan Ciidanka DFKM
(September 26, 2011)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFKM SH Shariif ayaa waxaa uu maanta kulan kula qaatay Hoteelka Lafweyn ee magaaladsa Muqdisho qaar ka mid ah Saraakiisha ciidanka DFKM , Saraakiisha Ciidanka laamaha kale duwan
Wafti ka socda hay’ad Malaysia (MRA) booqday Isbitaalka magaalada Gaalkacyo
(September 26, 2011)
Gaalkacyo:-Wafti ka socda hay’ad  Malaysia Relief Agency (MRA) ee dalka Malaysia ayaa maanta soo kormeeray  Isbitaalka guud ee magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug waxaana ay la kulmeen wa
DFKM oo magacawday Guddiga Khubarada ee Qabyo-qoraalka Dastuurka (War Saxaafadeed)
(September 26, 2011)
Muqdisho:- 26 Sebteembar, 2011 Iyadoo la fulinayo Roadmap-ka, Ku-simaha Ra’iisul-wasaaraha, ahna Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Xuseen Carab Ciise, wuxuu maanta ku dhawaaqaydhisitaanka Guddiga Khu
Nabadoon C/qaadir Axmed Ibraahim (Xarago)oo eedeeyey wasaarada waxbarashada ee Puntland
(September 26, 2011)
Boosaaso:-Golaha Nabadoonada gobolka Bari ayaa si kulul uga hadlay qaabka loo maamulay deeqdii waxbarasho ee ka timid dalka Turkiga oo dhowaan imtixaan loo fariistay. Nabadoon C/qaadir Axmed Ibraah
Raisulwasaaraha DFKM Abdiwali Mohamed Ali Gaas oo gaaray magaalada Copenhagan
(September 26, 2011)
Denmark:-Ra’iisal wasaaraha Dr. Abdiwali Mohamed Ali Gaas ayaa galabta soo gaaray  magaalada Copenhagan ee xarunta dalka Denmark ,Raisulwasaaraha iyo wafdigiisa ayaa waxaa ay ka qeyb gali doonaan s
Raisul wasaaraha DFKM oo beeniyey in ay ka baxeen Khudbadii Ahmed Najad(Dhageyso)
(September 26, 2011)
Minisota:-Raisal-wasaaraha Somalia Cabdiweli Max'ed Cali ayaa wareysi uu siiyay laanta Af-Soomaalia ee VOA wuxuu ku beeniyay in Somalia ay ka mid ahayd dalalkii ka baxay markii ay socotay khubaddii ma
Taariikh ayaa Qormeysa.!! Sh Maxamed Idirs
(September 26, 2011)
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna Korkiisa ha ahaato. Wasiirka DKMG u qaabilsan arrimaha Badda iyo Kalluunka ayaa halkan lagaga soo tebeyiyey inuu yiri: "Badda anigaa masuul
Dhaalibaan oo weerar ku qaaday xarunta CIA Mareykanka ee Kabul
(September 26, 2011)
Kabul:Mujaahidiinta Ururka Dhaalibaan  ayaa harsad iyo hoyaad u diiday ciidamada Huwanta ee NATO ee uu horkacyo dalka Mareykanka ka dib markii ay weeraro is daba joog ah ku qaadeen xarumaha ay ka deg
Go,aamadii shalay ay soo saareen Isimad oo laga soo dhaweeyey Gaalkacyo
(September 26, 2011)
Gaalkacyo:Xaalad magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa ah mid soo hagaagaysa ilaa iyo intii ay Isimo gaaraya ilaa 16 Isim ay bilaabeen in ay dhexdhexaadin ka galaan dagaal ka dhacay magaal

Next Page »