Wafdi uu hogaaminayo Ra’isulwasaaraha DFKM oo gaaray caawa magaalada Nairobi
(September 7, 2011)
Nairobi:-Wafdi uu hogaaminayo Ra’isulwasaaraha DKM ayaa caawa maqribkii waxaa ay soo gaareen magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaana ku soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee dalka Kenya  x
Wefdigii Puntland uga qaybgalay shirka wadatashiga dib ugu soo laabtay Garowe
(September 7, 2011)
Garoowe:-Waxaa maantasoo gaarey magaalada Garoowe ee xarunta Puntlland wafdi Puntlland uga soo qayb galay shirka wadatashiga ee  ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya. Wasiirka W
Dugsiga sare Gambool ee magaalada Garoowe oo ku guulaystay kadiskii Dugsiyada Sarre
(September 7, 2011)
Garoowe : Hoolka shirarka ee jaamacadda Puntland State University (PSU)  ayaa  lagu qabtay tartankii ugu dambeeyey ee u dhaxeeyey  dugsiga  Gambool Garoowe iyo sidoo kale dugsiga Al-Muntada Burtin
Madaxweynihii hore ee DFKM C/laahi Yuusuf iyo Raiisul wasaarihii hore ee DFKM oo soo dhoweeyey Shirkii Wadatashiga(Dhageyso)
(September 7, 2011)
Muqdisho:-Madaxweynihii Hore ee DFKM C/laahi Yuusuf Ahmed ayaa soo dhaweeyey shirka wada tashiga ee Soomaaliya kaas oo lagu qabtay magaalada Muqdisho iyada oo ay ka soo qeyb galeen ergooyin kala duwan
Heshiis Laga gaaray Dagaalkii Magaalada Gaalkacyo (Daawo Video)
(September 7, 2011)
Gaalkacyo:-Ergo ka kooban culimo oo uu horkacayo Shiikh Cabdulqaadir Nuur Faarax iyo Isimo ,cuqaal , Nabadoono ayaa waxaa ay ku guulaysteen in xal laga gaaro khilaafkii dhaliyey dagaalkii ka dhacay ma
Baaq Nabadeed oo ay Boosaaso ka soo saareen Isimo, Culimo iyo Waxgaradka Gobolka Mudug
(September 7, 2011)
Boosaaso:-Shir ay ku yeesheen magaaladda Bosaaso waxgaradka ka sooo jeeda gobolka mudug oo ka kooban qaybaha kale duwan ee bulshada (Isimo, Culimo, Ganacsato, Aqoonyahan) ayaa waxay ka soo saareen baa
Heshiis Laga gaaray Dagaalkii Magaalada Gaalkacyo (Daawo Video)
(September 7, 2011)
Gaalkacyo:-Ergo ka kooban culimo oo uu horkacayo Shiikh Cabdulqaadir Nuur Faarax iyo Isimo ,cuqaal , Nabadoono ayaa waxaa ay ku guulaysteen in xal laga gaaro khilaafkii dhaliyey dagaalkii ka dhacay ma
Heshiis Laga gaaray Dagaalkii Magaalada Gaalkacyo (Daawo Video)
(September 7, 2011)
Gaalkacyo:-Ergo ka kooban culimo oo uu horkacayo Shiikh Cabdulqaadir Nuur Faarax iyo Isimo ,cuqaal , Nabadoono ayaa waxaa ay ku guulaysteen in xal laga gaaro khilaafkii dhaliyey dagaalkii ka dhacay ma
Daawo Masawirada tartanka Qu,aanka ee magaalooyinka Puntland
(September 7, 2011)
Garoowe:-Waxaa lagu qabtay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland tartan qu,aan kaas oo ay ka soo qeyb galeen arday ka kala timid magaaloyinka Puntland waxaana lagu tartamayey qu,aanka oo dhan