Nuqul ka mid ah Bayaankii Isimada xalinayey dagaalkii ka dhacay Gaalkacyo oo na soo gaaray (Dhageyso)
(September 25, 2011)
Gaalkacyo:-Guddiga issimo ah oo ka kooban ilaa 16 Isim kuna dhex jiray in ay xal ka dhaliyaan colaadii ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa maanta soo saaray ilaa 10 qodob nuqu
Isimadii ku dhex jiray colaadii Gaalkacyo oo la filayo in ay go,aamo soo saaraan maanta
(September 25, 2011)
Gaalkacyo Sept 25 - Guddiga issimo ah oo ka kooban ilaa 16 Isim kuna dhex jiray in ay xal ka dhaliyaan colaadii ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa maanta soo saaray ilaa 10 qo
Madaxweynaha Puntlland oo Magacaabis & isku bedel ku sameeyey Ciidanka Booliska Puntland
(September 25, 2011)
Garoowe:-Digreeto kasoo baxdey xafiiska Madaxweynaha Puntland Dr,Cabdiraxman Maxamed Maxamuud lanbarkeduna ahaa 92 kuna taariikhda 22/09/2011 kuna  saabsan magacaabis & isku bedel ciidan.Waxaa ma